|
Waxkabashada
Layska Rabo Sir-qarinta Bangiga
Buugga Tilmaanta Kooban ee Adeegyada Sameeya
Shaqo Ganacsi Lacageed. |
|
Fulinta Nidaamyada Lagaga Hortagayo Falal
Dambiyeed La Xiriira Maaliyadda. Waaxda Hantidhowrka Dawladda Mareykanka. Washington D.C. |
|
Waxkaqabashada Layskarabo Sirqarinta Bangiga
Waxkaqabashada Layskarabo Sirqarinta Bangiga waxaa ansixiyay Golaha Kongareeska sanadkii 1970 si loo dhabargooyo lacagta la dhaqay iyo falal dambiyeedka la xiriira maaliyadda. Waxkaqabashada Layskarabo Sirqarinta Bangiga waxaa looga baahan yahay hay'adaha ku howlan arrimaha la xiriira maaliyadda iney hayaan warqado la tixraaco, xusus dhowr Iyo faylasha warbixinta ee la xiriira fulinta heshiisyada ganacsi . Warbixinnadasi waxaa loo soo bandhigaa Waaxda Hantidhowrka Dawaladda Mareykanka, Fulinta Nidaamyada Lagaga Hortagayo Falal Dambiyeedka La Xiriira Maaliyadda(FinCEN). FinCEN waxay soo uruurin , waxayna ku sameyneysa baaritaan warbixinnada iyagoo siinayo taageerid dadaalka hirgelinta sharciga baaritaanka iyo si loo siiyo Mareykanka kuwa ku howlan siyaasadda waddanka baarid xeelad ku jirto gudaha iyo adduunweynaha dhaqdhaqaayada lagu dhabargoynaya horumarinta lacagta la dhaqay , jihadeeda iyo hannaankeeda. Waxkaqabashada Layskarabo Sirqarinta Bangiga (BSA) warbixinteeda iyo diiwaangelinteeeda waa shuruudaha lagu dabakhayo bangiyada, bangiyada keeydadka iyo amaahyada iyo Kareedid Union iyo xittaa hay'adaha ku howlan maaliyadda, ay ku jiraan Adeegyada Sameeya Shaqo Ganacsi Lacageed (MSB). Taasoo u sii dheer, tilmaamaha guud oo laga bixiyey halkan, waxyaabaha kale ee ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa in lagu dabakho kuwa ku qeexan Adeegyada Sameeyo Shaqo Ganacsi Lacageed. Fadlan fiiri http://www.fincen.gov/financial_institutions/msb/ oo aad ka heleysid xeeraar iyo macluumaad dheeraad ah. Haddii aad dooneysid macluumaad dheeraad ah , fiiri buugga yar oo cinwaankiisu yahay " Warbixinta Falalka Shakiga Dhalinayo : Buugga Tilmaanta Kooban Ah ee Adeegyada Sameeya Shaqo- Ganacsi Lacageed"
XUSUUSHAYNTA LAYKA TABO
Warbixinnada Macaamil Lacageed
Adeegyada Sameeya Shaqo Ganacsi Lacageed (MSB), waa iney u fayl-gareeyaan Warbixinnada Macaamil Ganacsi Lacageed (CTR) 15 maalmood gudaheeda sikastaba ha ahado macaamilka hal amba kuwo taxan oo isku jiro:
Macaamilo badan ee ganacsi oo lacag caddaan ah waxaa loo tixgelinayaa inay tahay hal macaamil ganacsi lacageed oo la doonayo in loo fayl-gareeyo CTR. marka Adeegyadda Sameeya Shaqo Ganacsi Lacageed ay ogaadaan:
Sidee Loo Faylgareeya Warbixinta Macaamil Ganacsi Lacageed (CTR)
1. Hubso ee Diiwaangeli Aqoonsiga Macaamilka.
Ku IiIbsasho Lacag Caddan ah ee $3,000- $10,000 doolar iskudarkooda
Adeegyada MSBs ee iibinaya jeegagga wareega ama jeegagga socotada waxaa laga rabaainay diiwaangeliyaan gadashada lacagta caddaanka ku jirta $3,000- $10,000 doolar , isku darka guud, Iibsasho badan ee aalaabo lacageed iskugayntooda tahay $3,000 doolar iyo in ka badan waa in loo tixgeliyaa sida hal iibsasho, waana in la diwaangeliya haddi:
1. Ay taasi la sameeyay iskumar, ama Sidee loo diiwaangelinayaa iibsadasha oo lacag caddaan ah jeega wareega ama jeega socotada ee lacag caddaan ah $3,000-$10,000 doolar, iskujirkood.
1. Hubi ee diiwaangeli macluumaadka macaamilka, taaso ku jirto aqoonsiga.
Xawilaad Lacag Ee $3,000 Doolar Iyo In Kabadan
Adeegayada MSB oo sameeynayo xawilaad lacag waa iney hayaan diiwaangelin qayaxan iyo macluumaad xawilaad kasta ee $3,000 doolar ama wax kabadan,iyadoon loo tixgelinin qaabka lagu bixiyay xawilaadda. Sida loo diiwaangeliyo xawilaad lacag $3,000 doolar ama in kabadan wax ka badan ee dadka diraya ama dadka qaadanayo: Sida loo diiwaangeliyo xawilaad lacag $3,000 doolar ama in kabadan wax ka badan ee dadka diraya ama dadka qaadanayo:
1- Hubi aqoonsiga qofka macaamilka.
Isku Beddelista Sarrifka Lacagaha in Ka badan $1,000 doolar .
Dadka sameeya isku beddelista sarrifka lacagaha waa inay hayaan diiwaangelin sarrifaad walbo isku darka guud wixii ka badan illaa iyo $1,000 doolar ha ahaato lacagta gudaha ama lacagta qalaad. Sidee loo diiwangelin isku beddelista lacagaha:
1. Diiwaangeli macluumaadka qofka macaamilka ah.
Warbixinta Falalka Shakiga Dhalinayo oo Layskarabo
Kuwo qaarkood oo sameeya adeegyada shaqo ganacsi lacageed, adeegyada sameeyo xawaaladaha ama iskubedelista lacagaha; ama shaqo ganacsi oo ku lug leh iibinta ama dibugadashada jeegagga wareega ama jeegagga socotada -waa inay soo wargeliyaan dhammaan falal kasta oo laga shakin karo taasoo lug ku leh macamilka ganacsi kasta ama nidaam macaamil oo ah ama ka badan tirada qaarkeed:
Waxaad qabtaa 30 maalmood oo aad ugu faylgareysid Warbixinta Falalka Shakiga Dhalinayo (SAR) markaad ogaatid wax allaa wixii shaki ah ee u baahan in la wargeliyo.
Sidee loo Wargelin Falalka laga Shakiyo
1- Ku diiwaangeli warbixinnada macluumaadka foomka (MSB-SAR) oo
oo laga heli karo
http://www.fincen.gov/financial_institutions/msb/ ama wac IRS Xarunta Qaybinta Foomamka: 1-800-829-3676
Waxkaqabatka Layskarabo Sirqarinta Bangiga oo laga doonayo Adeegyada Sameeya Shaqo Ganacsi Lacageed ee Kooban.
Jawaabta su'aalahaaga oo ku saabsan Waxkaqabashada Layskarabo Sirqarinta Bangiyada iyo keydinta diiwaangelinta, fadlan fiiri http://www.fincen.gov/financial_institutions/msb/. Ama wac:
Detroit Computing Center Hotline
FinCEN Regulatory Helpline
Si aad u dalabtid tilmaamo bilaash
Si aad uga dalabtid Foomamka Waxkaqabdka Layskarabo Sirqarinta Bangiga
Buuggani waxaa loola jeedaa sida tilmaame guud ee hoos imanayo 31 CFR Qaybta 103.
|